Amaan dumar iyo lamaano isjecel

Maskaxda iyo qalbigeey maa
Xataa muxibadaadiiye marwo
Dumar kadhax muuqatoo milgiyaa tahayee  mar hadaan mataanoownay
Oo joogta midigtayda maan lulaay macdaniyo adaa macdaniyo adaa iiga mudan dheeyman
mahuraan waxa tahay sihaameey
mowla ii qorayee magacaga ii noqoy macaan malab sidiisiiye
Maa muustadu waa mid qaaliyo
Eebe mahad shaaye markasto meel ilajogtaba farxad maqsuudaye ha iga maqnaan marquraa ilaaha malag kaaqariye

Comments

Popular Posts