Calaacal iyo cimri tag

Maxan cidla kaaga heesay Haweenkaa kudhaafshay
Maxan kuu hala haalayay
Daraa daa maxan halaabay
Dhir doogle maxan kumooday
Maxan kuugu soo hiloobay
Sidaan kuugu soo habeeyay
Ilayni umaad hambeynin
Hubsiimo maxan ilaaway
Maxan hibashada kuraagay
Nasiibku haduu hunkoowo
Nafsigu waa hiiliyaaye
Hadaan kula howl yaraaday
Hubsa doon tidee aan habeynee
Heeladu waa heenanaase

Comments

Popular Posts