Daryeel dumar iyo dhib jaceyl

Kadaa kadaa dhiigeygiyeey
Kadaa kadaa kiint xabiibti
Sidaan kadaa geedka jacaylkana fiiri
kolkaan yarayna fiiri
Kolkooliyoow kurbada kadhowr
kibirka badan waa lagu kufaaa
Aan kifaaxnee kalsonida badi
Kaalay soo soco karaama iyo sharaf
Kiineey adigan kuu hibeeyoo
Kumanaan dumar kaala so baxay
Kalmadaha daran ha igu guurinee
Kalgacayl dhabaa kulaa rabaa
Nolol kifaax leh kula rabaa
Nimaan kuu quurin yuusan kuurarin
Karaahida kalifaada daa daa
Kori ubadkoo kaalintaada hano
Koobshaax iiikeen

Comments

Popular Posts