Daadis dumar iyo daneysi doob

Dhaawac baan ahay mana dhutiyo
Dhaqtar laymadhigo manalaydhayo
Dhambalada qora dhankasta udira
Dhawaqayga maqla buuga iigu dhiga dhib iyo dheef maxan kahelaa
Markaan dhaayo saaran dhaygagaa
Dhulka cagta ladhacaa dhididaa
Ilaa dhuuxa oo ishubmo maba dhaafee inan yahay dheeshan madhamaato marna kama dhargo
Kama xiiso dhaco dharaar iyo habeen waa kudhuunte armaa udhintaa dhooley laysababaa
Dadkan kadhashow idhageysta
Dhimbishan igubin walee waa dhaar dhiigey miirataa dha dhankey
Jartaa dhoola tusmiyaa aan kadhaartee dhayman iyo Luul miyay haysaa waan dhaqaaqaa waan udheelmadaa beledka dha dhaab baan dhax lugeyaa way idhoofisee
Dhal magaalo miyaa inan yahay
Dheeshaan madhamaato marna
kama dhargo
Kama xiiso dhaco dharaar iyo habeen waa kudhuunte armaa udhintaa dhooley laysababaa

Comments

Popular Posts